
Back to News
news
The Future Business in Somalia
May 21, 20253 min read
Ayan Ali Aden, Guddoomiyaha Baraarug Consulting Firm, ayaa xalay ahayd Moderator mid ka mid ah panel-yada muhiimka ah ee Somali Business Forum 2025, oo ay soo qabanqaabiyeen Arkaan iyo Ogaal Solutions.
Forum-ka wuxuu xoogga saaray kobcinta ganacsiga, iskaashiga dhallinyarada, iyo horumarinta fursadaha ganacsi ee dalka.